Ogadenpost The World's Largest Ogaden Online Community
Somali
Ururka Xisbul islam oo maamul cusub u sameyn doona magaalada Kismaayo
18-09-2009
In ka badan 65 ruux oo Somali ah ayaa ku Dhintay Shil doomeed,Iyagoo Tahriibaya
16-09-2009
Dhamaan Akhristayaasha sharafta leh ee webka Ogadenpost.com
06-09-2009
Mareykanka oo Diyaarado Duuliya la’aan ah u adeegsanaya la dagaalanka Burcad Badeeda.
05-09-2009
Abaaro Kulul oo Fara ba'an ku haya Bartamaha iyo Koonfurta Somalia
04-09-2009
Labo Qof ayaa ku dhintay dagaalo ka dhacay Xalay Maqribkii Qaybo ka mid ah Muqdisho
04-09-2009
Wadaad caan ah oo xalay lagu dilay Magaalada Beldweyne ee xarunta Goballka Hiiraan.
21-08-2009
Suuqyada Magaalada Muqdisho oo aad u Mashquulsan Qaasatan Suuqa Wayn ee Bakaaraha
21-08-2009
Wasiir Dowlaha Xariirka iyo Isgaarsiinta ee Itoobiya oo Boqosho ku Yimid Maraykanka oo diiday inuu Laabto.
15-07-2009
Warbixinta xaaladihii dagaalka 2dii todobaad
14-07-2009
English
Top News of The Day:Dozens dead in Nato raid on Kunduz in Aghanistan
05-09-2009
Australia lists Somalia's Shebab as terror group
21-08-2009
Ethiopia expels US, UK tourists home
15-07-2009
Video: CIA linked to Bhuttos assassination? RT
14-07-2009
Habesha eating raw meat just like their ancestors.
12-07-2009
Somalia's neighbours seek right to intervene
11-07-2009
Somali Islamist Group Gives Government Five Days to Surrender
08-07-2009
Donald Yamamoto is to leave Ethiopia in controversy
03-07-2009
EU sends warning to Somali militants
01-07-2009
Human Rights Watch (Washington, DC) Ethiopia: An Analysis of the Draft Anti-Terrorism Law
30-06-2009
Bookmark This

Ururka Xisbul islam oo maamul cusub u sameyn doona magaalada Kismaayo
Posted by bullet.gif Daas on September 18 2009 22:28:13
DaasWararka khaaska ah ee soo gaadhaya Warsidaha Dhanaan.com ayaa waxa ay tibaaxayaan in Ururka Xisbul Islam ay maalmaha fooda inagu soo haya maamul cusub kaga dhawaaqi doonaan magaalada Kismaayo kaasoo ka arimin doona Kismaayo iyo guud ahaan Gobolada Jubooyinka.
In ka badan 65 ruux oo Somali ah ayaa ku Dhintay Shil doomeed,Iyagoo Tahriibaya
Posted by bullet.gif Daas on September 16 2009 03:53:34
DaasTahriibayaal Soomaaliyeed oo ka badan 60 ruux ayaa ku geeriyooday shil dooni oo ka dhacay biyaha u dhaxeeya wadamada Soomaaliya iyo Yemen.

In ka badan 65 ruux ayaa ku dhintay kadib markii dooni ay kula gudoontay biyaha u dhaxeeya Soomaaliya iyo dalka Yemen kuwaasi oo iska soo buux dhaafiyay sedax doomood oo ka baxay qeybo ka mid ah Maamulka Puntland kuna sii jeeday dalka Yemen.
Dhamaan Akhristayaasha sharafta leh ee webka Ogadenpost.com
Posted by bullet.gif Daas on September 06 2009 20:01:34
DaasDhamaan Akhristayaasha sharafta leh ee webka Ogadenpost.com meelkasta oo ay joogaan waxaan halkan uga gudbineynaa raali gelin ku aadan intii uu hawada ka maqnaa boga, islamarkaana ay meesha ka bexeen wararka iyo warbixinadii laga daalacan jiray, cilado farsamo oo jiray Awgood

Mareykanka oo Diyaarado Duuliya la’aan ah u adeegsanaya la dagaalanka Burcad Badeeda.
Posted by bullet.gif Daas on September 05 2009 06:48:56
DaasMareykanka ayaa go’aansanaya inay Diyaarado Nooca duuliya la’aanta ah ay dhigi doonaan Jasiirada siishilis ee Badweynta India si ay u qaadaan Talaabo Cusub oo ay kula dagaalamaan Burcad Badeeda.
Top News of The Day:Dozens dead in Nato raid on Kunduz in Aghanistan
Posted by bullet.gif ogaden on September 05 2009 05:47:09
ogadenAt least 70 people have been killed in northern Afghanistan after a Nato aerial raid on two hijacked petrol lorries.

The assault was carried out in Kunduz province, with some witnesses putting the number of dead and injured as high as 130.
Abaaro Kulul oo Fara ba'an ku haya Bartamaha iyo Koonfurta Somalia
Posted by bullet.gif ogaden on September 04 2009 20:19:57
ogadenKumanaan qoys oo ku dhaqnaa tuulooyin ku yaala bartamaha iyo koofurta Somalia ayey xoolahoodii ay la haayeen waxaa lagu soo waramayaa in ay abaaro dhaafiyeen ku dhuftay goboladaas lixdii bilood ee sanadkaan sida ay shaacisay wasaaradda arimaha gudaha dowladda KMG ah ee Somalia.
Labo Qof ayaa ku dhintay dagaalo ka dhacay Xalay Maqribkii Qaybo ka mid ah Muqdisho
Posted by bullet.gif ogaden on September 04 2009 20:17:36
ogadenWararka ka imanaya magaalada muqdisho ayaa sheegaya in ay laba qof ku geeriyoodeen iska horimaad ka dhacay xalay maqaribkii deegaano ka tirsan degmooyinka Boondheere iyo Shibis,inkastoo gebi ahaanba Magaalada Muqdisho
ay ahayd mid degen gebi ahaanba maalinkii Jimcaha ee Shalay.
Wadaad caan ah oo xalay lagu dilay Magaalada Beldweyne ee xarunta Goballka Hiiraan.
Posted by bullet.gif ogaden on August 21 2009 04:51:25
ogadenJimco, 21, Aug, 2009 (HOL) Waxaa markii laga soo baxay salaaaddii Maqrib kadib habeenimadii xalay lagu dilay Magaalada Beledweyne Shiikh Ciiise Faarax (Ciise Direed) oo koox dhaliyaro ah toogteen xili uu hortaagnaa Marxuumka Ilinka hore ee Masjid uu Imaam ka ahaa.
Australia lists Somalia's Shebab as terror group
Posted by bullet.gif ogaden on August 21 2009 04:49:11
ogadenBy by Amy Coopes
Friday, August 21, 2009

SYDNEY — Australia on Friday listed Somalia's Shebab extremists as a terror organisation after five men allegedly linked to the group were charged with planning a suicide assault on a Sydney army barracks.
Suuqyada Magaalada Muqdisho oo aad u Mashquulsan Qaasatan Suuqa Wayn ee Bakaaraha
Posted by bullet.gif Daas on August 21 2009 04:35:19
DaasMashquulka faraha Badan ee laga dareemayo Suuqyada Magaalada Muqdisho Qaasatan Suuqa Wayn ee Bakaaraha ayaa yimid kadib markii ay soo dhawaatay bisha Barakaysan ee Ramadaan dadkuna ay ku jiraan diyaar garow bishaasi ah.
Ethiopia expels US, UK tourists home
Posted by bullet.gif ogaden on July 15 2009 18:24:12
ogadenJuly 14, 2009 (ADDIS ABABA) — Ethiopian authorities expelled at least 13 American and British nationals who had entered the horn of Africa’s nation on a tourist visa. The tourists were expelled after local authorities caught them traveling in troubled eastern part of Ethiopia where the tourists were not allowed by government body to travel to, reliable sources indicated..
Navigation
bullet.gif Home
bullet.gif Articles
bullet.gif Downloads
bullet.gif FAQ
bullet.gif Forum
bullet.gif Web Links
bullet.gif Contact US
bullet.gif Search
bullet.gif Chatroom
bullet.gif The Kroax
Calender
February 2010
M T W T F S S
1 2 3 4 5 6 7
8 9 10 11 12 13 14
15 16 17 18 19 20 21
22 23 24 25 26 27 28
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Users Online
bullet.gif Guests Online: 7

bullet.gif Members Online: 0

bullet.gif Total Members: 16
bullet.gif Newest Member: Vovanchikus

Latest media
Islaamka iyo Musaal...
[05-09-2009 14:31]


UN warns on West Africa floods

Obama Gives Ramadan Message


Sagal Radio

Islamist Versus Islamist

Living Among Trash

OgadenTube

Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



Louis Vuitton
05/02/2010 18:41
<a href="http://www.pa
tekphilippewatches
.us/Breguet/">Bregue
t watches</a> <a href="http://www.pa
tekphilippewatches
.us/Breitling/">Brei
tling watches</a> &l

nfl
28/01/2010 19:13
cheap car insurance cheap auto insurance[url=http
://www.weightlosst
ipsprograms.com]fa
st weight l

adek osman
21/01/2010 03:26
kkkkkkkkkk waaaaaaaa ruunnnnnnnn

rolex
13/01/2010 01:19
During replica watches the development time, every TAG Heuer fake watches

rolex
13/01/2010 01:18
tag heuer has become the world's rolex

eyeglasses
08/01/2010 00:38
What an inspiring article you wrote! I totally like the useful eyeglasses info shared in the article.

bccrdtfpaadj
04/01/2010 04:00

faduma
03/01/2010 07:32
Grinwaan ku salmey Grin Angry Cool Pfft Shock Frown:: Sad Wink Smile

maryama
31/12/2009 12:31
kkkkkkkkkk Grin kkk

maryama
31/12/2009 11:40
waa7ye manku Smile

labadhakoo
26/12/2009 07:49
Winkwaxaan salaamaya dhamaan ardayda reer ogadenia ee ku nool qurbaha iyo gaar haantii geeska africa wana kaqadiayay gabadhaas hodan ahaa bayyyyyyyyyyyyyyyy
yyyyyyyyyyyyy

sick
14/12/2009 07:52
sick to the bone Wink

das
26/11/2009 00:58
http://www.jaiib.o
rg/news.php?readmo
re=12&c_start=10

GroorkPiorBal
25/11/2009 09:53
Hi=)

jainnightlifessss
20/11/2009 11:05
Hi=)