daas

Masuul u hadlay Ururka Ahlu sunna Waljamaaca ayaa sheegay in degmada Matabaan ay dib ugala wareegeen Alshabaab oo saaka gelinkii hore qabsaday.

C/laahi Sh.Cabdiraxmaan oo ah masuulka Ahlu sunna u qaabilsan warfaafinta oo maanta shir jaraa’id saxaafada ugu qabtay khadka telefoonka ayaa sheegay in ciidamada Ahlu sunna ay dib u qabsadeen degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan kadib markii ay saaka mudo kooban gacantooda ka baxday.

Masuulkan ayaa sheegay in Alshabaab ay saaka magaalada ku qabsadeen weerar gaadmo ah balse waxogaa yar ka dib ay dib u qabsadeen magaaladii.

Dhanka kale Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali dheere ayaa qiray in ciidamada Alshabaab ay ka soo baxeen degmada Matabaan ka dib markii ay saaka si nanad ah kula wareegeen.

Degmada Matabaan ayaa lagu soo waramayaa in haatan ay degan tahay ka dib qul qulatooyinkii saaka ka dhacay.

Dhanaan.com

Masuul u hadlay Ururka Ahlu sunna

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!